Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qudhac on February 26, 2016, 08:31:07 PM

Title: Su'aal: Murqo xanuun muddo 4 sano ah?
Post by: Qudhac on February 26, 2016, 08:31:07 PM
Asc dr ad bad u mahadsantahy markahore su, aashayda maanta waa murqo xanuun dr mudo 4 sano ah murqaha garbaha hostoda ah aya i xanunaya hadda waxay uso gudbeen in naqaska ay igu dhajiyaan oo neefta i dhibto xoog hadan isdhaho u neefso wadna ama laabta ayan xanuun kadaremaya marba meel ayuu isku badalya xanuunka fedhaha yar yar ee wadnaha hostoda ah dhexdoda aya i xanuunta marmarka qaar sido kale murqaha lugaha iyo gacmahana way i xanunan zaa,id marmarka qaar lugaha waban ka socon kari waya hadan yara fadhisto oo markaba is dhoho soco waxad moda in qalajiso lugta igaga dhagtay marka wa inan yara tagnada dhowr saken si aan socodkayga cadiga ah usii wato takale dr murqaha ka hoseya mesha dhagaha hostoda ahna aad ayayy i xanuunaan hdaan afka zaa,id ukala qado ama aan taabto .wadamada horumaray ayan kunolahay markan dhakhtarka u tagana wuxu i dhaha gymta ama trening same wan sameyay lkn waxan xanun ka ahayn kama arkin,. dr ilahay khyr hakusiye wamaxay xanunkasi se maxa lagu daweya jazakalahu khayran
Title: Re: Su'aal: Murqo xanuun muddo 4 sano ah?
Post by: SomaliDoc on March 03, 2016, 03:05:24 PM
Hal xanuun laguuma tilmaami karo, waxaad u baahan tahay in baaritaano lagugu sameeyo si loo kala sooco xanuunada keeni karo, fadlan akhriso qroaalladaan:
XUBNO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html)
JILBO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html)
FIBROMYALIGA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html)
DHABAR-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html)
LAFOBEEL: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html)
MURQO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html)