Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sayid223 on February 28, 2016, 11:33:11 PM

Title: Su'aal: Dilaac bashimaha ah?
Post by: Sayid223 on February 28, 2016, 11:33:11 PM
 :) ASC DHAMAAN DHAKHAATIR SOMALI DOC IYO ASXAABTA KU XIRAN.  SALAAN KADIB
DHAKHTAR  MUDO KU DHOW 6 BILOOD WAXAA AFKA LABADISA BASHIMOOD IYO DHINACYADA BASHIMAHA IGAGA YAAAL NABARO AAN DHEECAN LAHAYN, WAA DILDILAAC IYO AF QALAYL. CARABKANA KOR KIISANA DIL DILAACYO YAR YAR AYAA IGAGA YAAAL. DHOWR DHALHTAR AYAAN U TAGAY DAAWOYIN AYEY II QOREEN LKN WAXBA ISKAGAMA GARAN ILAAHY BAA DAAWO HAYEE.
MARKAA WALL IDINKOO MAHADSAN IGALA TALIYA. ILAHY HA IDINKA ABAAL MARIYEEE
Title: Re: Su'aal: Dilaac bashimaha ah?
Post by: SomaliDoc on March 07, 2016, 02:51:56 PM
Xanuunada korka kore ku dhaca waxaa lagu fahmaa aragti, fadlan qoraalladaan la xiriiro cabashadaada bal akhriso:
1- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)
2- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3346.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3346.0.html)
3- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6247.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6247.0.html)