Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Balqiisahaaji on February 29, 2016, 05:52:27 AM
-
asc dhamaan into wax Ku qora iyo inta aqrisataba bacda SLN
Dr waxaan waydiin lahaa ilmaha yar yar ka ah xilimeee cunto lagu bilaabi karaa
-
Waxaa badanaa cunanda adag caruurta lagu bilaabaa inta u dhaxayso bisha afaraad illaa bisha lixaad, inta waqtigaas laga gaarayo badanaa naaska ayaa ku filan cunugga, cunnada lagu bilaabayo waa inay ahaataa cunno jilcan oo calooshiisa ay shiido karto sida baradhada, bataatiga, caano fadhiga, bariiska cad oo la shiiday iyo wax la mid ah.