Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaashaan_2 on March 01, 2016, 12:07:12 AM
-
Asc dr waxaan ku waydiiyey biyaha ama manida qofku marka uu siigaysto ee hadana marka biyuhu ka yimaadaan uu xubinta taranka is qabto isagoo diidan ama kabaqaya in biyuhu dharka ka gaaraan sidaa darteedna biyihii ku noqdaan qofka maxay ciladoo ku keni karaaan qofka markasta sidaa sameeya ee biyaha isku celiya marka ay imaan rabaaan? mahadsanid dr
-
Fadlan akhriso jawaabtaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5941.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5941.0.html)