Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nejiboz on March 01, 2016, 11:56:00 AM

Title: Su'aal: Shaampoo ga iyo nooca fiican?
Post by: Nejiboz on March 01, 2016, 11:56:00 AM
Assalamualikum,

Waxan ka codsanayaa dhakhtarka sharafta leh iyo kooxda page ka noocyada shampoo ga madaxa lagu dhaqo iyo mida u fiican ee aad nagula talin lahayd inaan isticmaalno?

Intee jeer ayaa lagu qubaysan karaa maalintii, todobaadkii iwm?

Thank you #somalidoc
Jazzakumu-Allaaah
Title: Re: Su'aal: Shaampoo ga iyo nooca fiican?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 02:08:10 PM
Ma kala garan karno sida ay u kala fiican yihiin, maadaama ay tahay wax warshad soo maray oo u baahan in la baaro si faa'idadeeda la isla barbar dhigo.