Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Madiino muxudiin on March 01, 2016, 08:41:50 PM

Title: Su'aal: Sidee cayilka liskaaga yareeyaa?
Post by: Madiino muxudiin on March 01, 2016, 08:41:50 PM
Waan idin salaamay Dr
Waan idinkaaga mahad celinaa sida wanaagsan aad noo wanaajisaan

Maxaa cayilka lagu yareeyaa
Maxaase caloosha lagu jaraaa
Biyo kulul(qandac) iyo liin dhanaan oo subaxdii la cabo
Ayaa jarto caloosha iyo cayilka badan
Ayaa leygu dhahay
Biyahaas kulul iyo liinta wax dhib ah ma keeni kartaa
Dadka qaarne waxeey dhahayaan caleenta cagaaran
Oo la cabo ayaa yareyso
Ma caafimaad daraa mase?
Mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Sidee cayilka liskaaga yareeyaa?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 04:17:39 PM
Fadlan talooyinkaan raac: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html)