Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayuush Omer on March 02, 2016, 06:20:13 AM
-
asc warahmah akhwani waxan idin waydinaya (waxa uu cunay xayawan badda ku jira subagisa wuu barary barar.xad dhaf ah horay TB loga daweyay ) maxan kula tacali kara qof nocan ah
mahadsanid
-
Waxaa dhici karo inuu allergy ka qaaday subaga uu cabay ama cillado kale inay jiri karaan ee fadlan la xiriir dhakhtar.
Akhriso cabista subaga qubada iyo waxtar haduu leeyahay iyo in kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3355.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3355.0.html)