Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayuush Omer on March 02, 2016, 06:23:25 AM

Title: Su'aal: Xasaasiyada dhuunta oo qufac wadata?
Post by: Cayuush Omer on March 02, 2016, 06:23:25 AM
asc warax ikhwah waxan idin waydinaya xasasiyada dhuunta o qofac wadata an marna jojismen way kasi darta wax carfaya haday u uran wa qofac hawo ah sida in dhunta laga xat xatenayo  maxa dawo u ah??
mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Xasaasiyada dhuunta oo qufac wadata?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 04:47:14 PM
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html)