Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zimaneey on March 03, 2016, 10:50:07 PM

Title: Su'aal: waxaan dareema xanuun dhamaan gawsaha?
Post by: Zimaneey on March 03, 2016, 10:50:07 PM
Dotorka sharafta mudan waxaan ka codsan in la iiiga jawaabo shuaashayda ah madaxa markaan dhaqdo ama an qabeysto waxaan dareema xanuun dhamaan gawsaha aya I xanuuuna
Title: Re: Su'aal: waxaan dareema xanuun dhamaan gawsaha?
Post by: SomaliDoc on March 10, 2016, 01:21:34 PM
Gawsyo xanuunka qubeyska ka dib wuxuu ka imaan karaa  badanaa laba xanuun oo kala ah:
1- Caabuqa sanqada oo loo yaqaano "Sinusitis", ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html)
2- In lafahaagu ay ku yaryihiin kaalsiyamka ama fitamin D-ga, ee fadlan dhakhtar tag oo iska baar.