Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: GOMA on March 04, 2016, 06:56:47 AM
-
Asc wr wb waa idin sallaamay dhamaan doctors ka noo huray waqtigooda waa idinkaga mahad celinnaa sida wacan ee aad ugu adeegeeysaan bulshadiinna. Hadaan guda galo su'aasheyda waxaan rabaa innaan wax ka ogaado waa maxay Baaba siir? Sidoo kale xiriir mala leeyay xaga taranka.
-
Warbixin dhameestiran oo ku saabsan xanuunka baabasiirka, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)