Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrahim_2016 on March 05, 2016, 10:20:44 PM
-
Asc bahda taqatirta boggan, waxan isku arkay fin yar o gadudan iga subaxdo gacmaha mabadno half miss labo fin, malin kadib wey baba e hadane wan isku arkaa plz maxa waye igaIiga cawiya wx dhib ah iguma heyso jazakallah
-
Finku hadduu cuncun leeyahay marka uu bilaabanaayo oo aad rabtid in aad xoqdid, waa nooc allergy ka mid ah khaasatan hadduu soo laalaabto, hadduu dhib kugu hayo kala tasho dhakhtar arki kara nabarkaas.