Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jamaaluddiin on March 06, 2016, 02:12:29 AM
-
marka hore asc dr mahdi dhakhaatiirta sharafta leh iyo dadweynaha ku xiran webka intaba.
Waxaan rabaa inaan ogaado caafimaad ahaan waxa loo yaqaano (qarasta) waana af qaraar inta aan ka aqaano dadka qaarna amateed xumo ayey ku sheegaan iyo waxa keeno.
Faaiido ma leedahay in la is qaras bixiyo (la is shubansiiyo).
Maxayse faaiido caafimaad leeyihiin waxyaabaha loo isticmaalo is qaras bixinta sida: Sibirka (waa geed dhadhan qaraar,Raqayda oo soomaalida qaarna u yaqaanaan xamarka (waa geed dhanaan), iyo caanaha geela.. hadey faaiido leedahay is qaras bixinta maxaa kaloo la isku qaras bixin karaa intaan aan soo sheegey ka baxsan
Mahadsanidiin
-
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Qarasta oo aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2346.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2346.0.html)
-
thanks ee dre qoraalada ku jiro sidee loo raadiyaa intaanan soo qorin search waan dhahaye iimana keenin
-
Bogga wuxuu leeyahay meel "search" ah oo laga baaro qoraallada, waxaana ka arki kartaa meesha ugu sarrayso dhinaca midig.
Geli erayga aad rabtid in aad wax ka ogaatid, waad arki doontaa in horay logoa hadlay iyo in kale.