Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xuseen Carab on March 06, 2016, 04:27:06 PM
-
Doc magacaygu waa xuseen axmed cismaan waxaan isku arkay habeenkii markaan seexo is dhoho dawada ayaa icun cunaysa hadaan fiiriyo waxaan arkaa bahalo yar yar oo cad cad ah oo nuux nuuxsanayo ee maxaa keena maxaana daawo u ah waxan filaa inaad jawab isii doonto
-
Jawaabta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6317.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6317.0.html)