Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bashey Kulow on March 07, 2016, 01:29:15 AM

Title: Su'aal: waa maxay dawada cuncunka?
Post by: Bashey Kulow on March 07, 2016, 01:29:15 AM
Asc. bahda kuxiran webkaan gar ahaan dhanka Dhakhatiirta soomaliyeed intaas ka dib waxa aad ii dhiba cuncunka oo qeebta hoose agagaarka rayaha aad ban isu xooga wax finan ah na kama sobaxanu waxana iguana daran xiliga kuleelka ah  marka maxad igula taliineysan fadlan jawaab ban idiinka sugaya inshaallah


Title: Re: Su'aal: waa maxay dawada cuncunka?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2016, 06:18:31 PM
Cuncunka ka dhasho kuleelka iyo huurka, waxaad ka akhrisataa halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3103.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3103.0.html)
Waxyaabaha kale ee xajiinta keeno halkaan ka akhriso:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html)