Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Suado on March 11, 2016, 08:57:57 PM

Title: Su'aal: Uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay?
Post by: Suado on March 11, 2016, 08:57:57 PM
Asc salan kabacdi  waxan rabaa inan weydiyo dr sual uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay ultrasound scan ayey isaren kabacdi jawabta waxey igu dahen heart beat ma aragno e one week kabacdi solabo ultrsound kale aya lagusara marlabad hada lawaayo heart beatka wax ladaho missed miscariage aya jiro e walaga soxaqa xanun imahayo dig iskumaarko marka maxa keeni karo heart beatka o imaha laga arkin tan labad missed miscariage maxa lagawada maxa effect oy ledhay thankz alot......runti waxcudur on leyahay malahan
Title: Re: Su'aal: Uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 09:28:21 PM
Miscarriage waxaa laga wadaa dilan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1083.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1083.0.html)
Ilmaha oo ku dhexmaydo ama ku dhex kori waayo raximka ayaa keeno in heart beatkooda la waayo, waxaa keeni karo dhowr cillad.
Akhriso qoraalladaan la xiriiro cilladan:
Dilanka Joogtada Ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6060.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6060.0.html)
Dilanka maxaa sababo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3213.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3213.0.html)