Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Faiza Sheikh on March 12, 2016, 04:00:57 PM

Title: Su'aal: Novofem Tablet?
Post by: Faiza Sheikh on March 12, 2016, 04:00:57 PM
Kiniiniga NOVOFEM maxaa loo isticmaalaa? Muxuusa qofka loo qoray kacaawiyaa?
Title: Re: Su'aal: Novofem Tablet?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 10:09:11 PM
Waa daawo hormoon ka samaysan oo la siiyo haweenka uu ku yaryahay hormoonka dumarka ee "estrogen" iyo ka hortagga xanuunka lafo-beelka oo ka dhasho hormoon yaridaas, akhriso waxa lafo-beelka uu yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html)