Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Boqorka on March 14, 2016, 10:55:51 AM

Title: Su'aal: Biyaha yimaada marka qof dareenkisu kaco?
Post by: Boqorka on March 14, 2016, 10:55:51 AM
asc bahda somali doc:aad ayaan idiin salamyaa  waxaan rabaa inaan idin waydiiyo marka dareenkaygu kaco waxxaa  dareemaa inay iga yimaadaan biyo  qafiifa
markii hore iskumaan arki jirin laakin mika waa igu badatay kadibna kaadi ayaa i qabanaysa markaa waxaan modayaa inaan xajisan karin kadida.
Title: Re: Su'aal: Biyaha yimaada marka qof dareenkisu kaco?
Post by: SomaliDoc on March 26, 2016, 01:48:22 PM
Biyaha kaa imaanayo markii dareenkaaga kaco, waa arrin caadi ah, dhibne ma keento.
kaadidane xiriir lama lahan.