Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Abdirizak on March 14, 2016, 02:56:34 PM
-
SC dhakhaatiirta dhamaantiin
waxaa maalinba maalinka ka danbeeya ig'aya timaha madaxa kuyaala ma jiraan daawooyin ama saliid aan isticmaalikaro oo isoo celinaya timaha, mase jirtaa daawo loo isticmaalo soo celinta timaha ama bidaarta dawaysa oo anan wax dhibaato ah iigaysanayn
mahadsanidiin
-
Ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)