Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Islam on March 18, 2016, 02:41:52 PM

Title: Su'aal: cuncun xiniyaha ah waliba habeenkii badanaa?
Post by: Islam on March 18, 2016, 02:41:52 PM
Mahadsanidin marka hore marka labaad waxan codsanaya in suushan layga jawabo

waxan isku arkaa marar badan cuncun xiniyaha ah waliba habeenkii  badanaa
Ilaa meelaha u dhaw
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: cuncun xiniyaha ah waliba habeenkii badanaa?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2016, 02:34:45 PM
Cuncunka noocaas ahi waxaa keeni karo, xasaasiyad ka dhalatay huurka ama kuleelka, wuxuu kaloo ka imaan karaa caabuq fangas ah, haddii aad isku aragtay faruuruc yaryar oo ka soo bixiya qooraha, waana wax iska baab'i karo haddii aadan lahayn qandho iyo qanjirrada saracda oo ku bararan.

Laakiin haddii aad isku aragtid astaamahaas kale, fadlan la xiriir dhakhtar si laguu eego, daawane laguugu qoro.