Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Pheisal Abdull on March 18, 2016, 03:30:40 PM

Title: SU'AAL: RAAMSIGA XILLIGA HURDADA?
Post by: Pheisal Abdull on March 18, 2016, 03:30:40 PM
ASC,
SU'AAL AYAAN QABAA AH RAAMSIGA XILIGA HURDADA..

dhaqaatiirta sharafta leh waxaan idiin weeydiinayaa qofka marka uu seexdo hurdada dhexdeeda ku raamsada sida qof cunaya oo kale


Maxay dhiba ooy u keeni kartaa qofka ilkihiisa maadaama uu ilkaha si aad ah isugu xoqayo, maxaase keena in qofku uu xaalkaas ku sugnaado,  mase leedaha daawo... ?


 Mahadsanidiin..
Title: Re: SU'AAL: RAAMSIGA XILLIGA HURDADA?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2016, 02:37:43 PM
Horay ayaa looga hadlay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3351.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3351.0.html)