Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Luluu114 on March 18, 2016, 11:41:28 PM

Title: Su'aal: Exerices ka xeliga caadada?
Post by: Luluu114 on March 18, 2016, 11:41:28 PM
Assalaamo Aleikom

wan idiin salaamay dhamaan bahda somalidoc .
wad ku mahad san tihiin sida qiimaha badan ee aad bulshada ugu adeegtaan Jazaakuma Allaahu kheyran
walal su,aasheyda waxey tahay: Xeliga gabdha aay tahay macduur ama cadada qabta ma sameyn kartaa jimicsi Ama GYM

mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Exerices ka xeliga caadada?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2016, 02:42:19 PM
Fadlan Gym iyo jimicsi ha samaynin haddii aad macduur tahay, sababtoo ah waxaad u baahan tahay nasiino iyo in aad ka fogaatid wax kasta oo culeys saari karo wadnahaaga sida jimicsiga oo kale.