Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Islam on March 19, 2016, 12:30:50 AM
-
Maxaa sababa qofka oo ku dhibatoda inuu si wacan u xaajo guto marka dad u dhawyihiin musqusha....
-
Su'aashaadu ma caddo ee soo faahfaahi fadlan..
Qofka ma xishood ayay ka tahay inuu xaajo gudan karin markii la agjoogo mise cillad kale ayuu dareemaa?
Xaajaduna waa mid noocee ah?