Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Islam on March 19, 2016, 12:35:14 AM
-
Waxan ku arkay qaybka mida wajigayga waliba suniyaha ilA inta ka syaraysa xaadhuf ka kacday oo canbaar la moodo oo dhib igu haysa waliba suniyihi iga yaryaraysay
Mahadsamid
-
Waxaa dhici karto inay tahay xanuunka fangaska keeno ee loo yaqaano "Tinea", fadlan dhakhtar u tag si loo ogaado, waxaana lagu ogaan karaa inadoo xaadhuftaasi la baaro.