Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Dr.Fiqi on February 06, 2008, 10:41:47 AM

Title: Ilaahaw waa mahaddaa.
Post by: Dr.Fiqi on February 06, 2008, 10:41:47 AM
Assalamu calykum

Waxaa mahad allah inaan helnay hooy aan ku kulanno bahda xirfadda caafimaad. Ka dib waxaa mahadsan admin-ka gaar ahaan Dr Mahdi.

Waxaan u qaamaysannahay umaddeenna aan magacooda wx ku baranay in badan oo inaga mid amaba aan dartood wax u barannay.

Waxaan rajaynayaa in boggan uu noqdo meel aan isku dheefsanno aragtiyeedana iyo sidaan wax u qaban lahayn.

Waxay ila tahay :

1- Inaan samaysanno unugyo ka farcama Somalidoc waddan walba aan joogno adduunka sida Somalidoc branch Sudan , Pakistan , Yemen, USA , UK, etc..

2- Somalidoc Annual Meeting inaan ku smaaynsanno waddanka gudihiisa si u noqoto tallaabo wadanka uu aqoon yahanka dib ugu noqdo waddanka.

3- Inaan seminars ama lectures online ah aan maaddooyinka waxbarshada aan ka caawinayno ardayda medical colleges ka ka dhigata wadanka gudihiisa.

4- Dhawkii biloodba mar inaan Medical Team u dirno waddanka gudihiisa.

Salaan gaar ah reer Somalidoc Pakistan

w/s

fiqi
Title: Re: Ilaahaw waa mahaddaa.
Post by: Diagnostic on February 07, 2008, 12:33:53 AM
Walaal Dr.Fiqi ku soo dhawaw gacmo furan.
Fikradaha aad soo jeedisay waa kumo muhiim ah waana kugu taageersanahay waxaana diyaar u ahay inaan dawrkeyga ka qaato.
Waxaan rajaynayaa in bogaan uu dhqodo meel lagu dhiso fikradooyin hergala oo umadeena wax loogu qabto insha'alah.
mahadsanid

Diagnostic
Title: Re: Ilaahaw waa mahaddaa.
Post by: Geeljire on February 07, 2008, 03:42:02 AM
Dr.Fiqi, welcome to SD.

It's a wonderful idea actually, whether it'll materialize or not.

There needs to be an appropriate SAM(  Somalidoc Annual Meeting) in which we can meet to spark a discussion regarding how and when each of us aspire to return, and how we plan to make a difference .

There needs to be an appropriate forum where we can discuss or exchange health care information and update each other and others on relevant health/medical research outcomes and developments.

I'd promise to deliver my part!

~Geeljire


Title: Re: Ilaahaw waa mahaddaa.
Post by: Pharmacist on February 08, 2008, 03:44:00 AM
Wonderful.
Welcome Dr.Fiqi & let us join forces to build a well respected community of health professionals..
Somalidoc annual meeting is a great idea & I welcome it
Title: Re: Ilaahaw waa mahaddaa.
Post by: Waxbaro! on February 10, 2008, 02:12:53 AM
Waa fikrad waxqabad leh waana kugu taageersanahay.