Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac2020 on March 23, 2016, 02:28:03 AM
-
maxaa keena Hurdo yari habeenkii ah maalintiina si fiican useexaneesid waliba marka meel qabow jogo baan hayaa
-
Habeenkii ma seexdo ilaa waagu kabaryo lkn malintii waan seexanayaa
-
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0)