Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ina Caynab on March 23, 2016, 10:38:50 PM

Title: Su'aal: Daalka badan maxaa sababi karo?
Post by: Ina Caynab on March 23, 2016, 10:38:50 PM
asc doc waxaan idin waydiinayaa idinkoo mahadsan maxaa sababi kara neeftuurka tirada badan ama xiiqitaanka adigoo dhalin  yaro ah xiliyada socodka ama marmarka qaarkood adigoo si caadiya u fadhiya
Title: Re: Su'aal: Daalka badan maxaa sababi karo?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2016, 01:47:35 PM
Waxaa keeni karo dhowr xanuun sida:

Cillad sambabada ah
Cillad wadnaha ah
Cillada cayilka
Cillada Kolestaroolka

Waa in aad dhakhtar la xiriirtaa, dabiici ma ahan in aad dareento astaamahaas adigoo dhalinyaro ah.