Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maahir12 on March 26, 2016, 06:09:22 PM

Title: Su'aal: Daawadda lagu sheego inay tahay dabiiici ama daawa dhireed?
Post by: Maahir12 on March 26, 2016, 06:09:22 PM
asc dhamaan bahda somalidoc.com waxaan idinkaga mahad celin sida hufan ee aad bulshada kaga wacyi galisaan caafimaad, waxaan rabaa inaad warbixin iga siisaan daawadda lagu sheego inay tahay dabiiici ama daawa dhireed ee ragganimada xoojinaysaa kuwaa oo ay xayiisiiyaan tv-yada  asc wrm wbr
Title: Re: Su'aal: Daawadda lagu sheego inay tahay dabiiici ama daawa dhireed?
Post by: SomaliDoc on April 10, 2016, 11:14:56 PM
Daawooyina badan oo lagu sheego dhireed ayaa TV-yada laga xayaysiiyaa ee daawadee ayaa ka hadlaysaa?