Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: C.risaaq on March 26, 2016, 07:17:20 PM

Title: Su'aal: Xininta ma aaryo bay ka qaadata xiidmaha?
Post by: C.risaaq on March 26, 2016, 07:17:20 PM
asc dr .. waxan ku waydin xininta ma aaryo bay ka qaadata xiidmaha ?
Title: Re: Su'aal: Xininta ma aaryo bay ka qaadata xiidmaha?
Post by: SomaliDoc on April 10, 2016, 11:16:32 PM
Maxaad ula jeedaa su'aashaada?
Haddii aad ka wadid xaniinta iyo xiidmaha xiriir ma leeyihiin, jawaabtu waa haa oo mararka qaar mindhicirka ayaa soo geli karo qooraha, tanoo loo yaqaano "Hernia", ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6097.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6097.0)