Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gurey on March 27, 2016, 02:10:09 PM
-
Marka hore waad salamantiin
Suaashaydu waxa weyaan malabki malaysian ka ahas ee aad ks hadlayseeb iyo kani maysku midbaa mise way kala duwan yihiin sawirka wan garan waayay sida halkan loogu soo diro lakin magacisa waxaa la yidha vital honey from malaysia message ahaana wan kuso diray sawirka
-
Etumax honey, Vital honey iyo Rotal honey waxaa samayso isla shirkaddii aan ka hadalnay, haddii malabka Etumax honey la ogaaday dhibaatadiisa oo aduunyada la wada joojiyay soo ma dhici karto in magacii laguu badalay maadaama magacyadaan dambe ay gadaal ka yimideen, midda kale shirkad khiyaano lagu bartay daawadeeda ha aaminin.