Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fadxi2019 on March 27, 2016, 07:30:05 PM

Title: Su'aal: Sidee loo isticmaalaa xulbada?
Post by: Fadxi2019 on March 27, 2016, 07:30:05 PM
Asc Dr aad baan kaaga mahadcelinayaa wacyigelinta iyo baraarujinta caafimaad ee Webkan.intaas ka dib Dr waxaan ahay qof dhallinyaro ah,38 jir ah sanadkii hore ayaan sokor isku arkay wax dhib ahna hadda kuma qabo oo aan ka aheyn cunooyinka qaar oo aan iska xadiday,aad baana u caatoobay,qoraalo aad ugu hadashay xulbada waxaa ku jiray in lasyku cayillin karo, marka Dr sideen u isticmaalaa marka laysku cayillinayo.
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Sidee loo isticmaalaa xulbada?
Post by: SomaliDoc on April 10, 2016, 11:30:46 PM
Caatoobidda aad dareemayso waxaa keentay Sokorta, haddii aadan sonkorta xaddi u yeelin, xulbo waxba kuu tari mayso ee fadlan ka faa'idayso qoraalkaan oo kugu caawin doono sidaa sokorta loo kontaroolo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6789.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6789.0)