Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samir Yare on March 28, 2016, 08:36:55 AM

Title: Su'aal: Food supplement (Topvein)?
Post by: Samir Yare on March 28, 2016, 08:36:55 AM
asc
waxan raba inan tafashil iga sisa dawada herbalka ah

1) food supplement
2) topvein
Title: Re: Su'aal: Food supplement (Topvein)?
Post by: SomaliDoc on April 10, 2016, 11:47:30 PM
Topvein waa daawo dhireed la aamisan yahay in cudurka AIDS-ka lagu daaweeyo, waa daawo ay ku socoto dhowr cilmibaaris, illaa iyo hadane qaabka ay u shaqeyso waa iyadoo sare u qaado difaaca jirka, hoosne u dhigto tirakoobka feyraska HIV.

Laakiin su'aasha taagan ee aad loo wada sugayo waxay tahay, ma looga daawoobi karaa xanuunkaan aan daawada loo haynin.

Wixii ka soo kordho waan idin la wadaagi doonnaa insha'llah.