Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amranqaaali on March 31, 2016, 11:09:07 AM

Title: Su'aal: Xilligii caadada ii iman jirtay wala dhafay?
Post by: Amranqaaali on March 31, 2016, 11:09:07 AM
Asc doctor waxa qaba su'al doctor xiligi cadada ii iman jirtay wala dhafay waxana i xanunayo dhabarka iyo calosha qebta said u hoseyso qoyan yarne wu iga imada subixi cml boga xanun ka darema doctor cadada marka xiligeda dhaftay ma is dhihi kara uur waye xanunkas iyo qoyanka maxa keni karo jazakallah doctor
Title: Re: Su'aal: Xilligii caadada ii iman jirtay wala dhafay?
Post by: SomaliDoc on April 11, 2016, 12:55:51 PM
Waxa ugu horreeyo uguna badan ee keeno in caadada xilligeeda dhaafo waa Uurka, waa in uur la baaraa, hadduu la waayo ka dib ayaa xanuun lagu fakaraa, uurka qofka markuu leeyahay wuu yeelan karaa qoyaan dabiici ah oo aan ur iyo midab toona lahayn.
Haddii uur lagaa waayo akhriso qoraalkaan oo ka baro waxa keeno caadada in ay xilligeeda dhaafto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0)