Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hotboy911 on April 01, 2016, 09:10:58 PM
-
ASC
Salaan kadib...
Waxaaa malin dhexdii ahayd igu dhacay DURAY anan waligay arag kaas oo aan isku arkay sidan
1.qufac
2.xaako green ah
3.ila 2 wekek ayu i ahay
Runti intaan xasusuto duray noca ah igumuu dhicin balse sharoobo ayaan qaatey waan ka bogsaday....
HADA WAXA UU IGAGATGAY QUFAC KAAS OO AAD MOODO INEY XAGA LAABTA WAX IGA SO GO AYAAN BALSE AYNA WAXBA IGA SO BAXAY WALAA XAAKO WALAA CANDUUF, HADI AAN KOR EEGO CIRKA WAA AAN QU FACAYAA.....
markaa intaa i yar sharaxa idinka o mahad san wadankan aan jogana waa wadan aad u kulul mudo badana waan jogay ilaa 6 year balse iskuman arag qufacan isagoon du ray i heyn hadana aan qufacaayo.
fadlan adoo mudan inatana i yar sharax macnaheda .........Chesty cough
Mahad Ilaahba leh ,sharafna idinka mudan
Asc...................
-
Chesty cough waa qufac la xiriiro laabta, wuxuu noqon karaa burunkiito ama oofwareen, wuxuu ka imaan karaa hergab kugu xumaaday, khaasatan haddii sharoobada aad qaadatay aysan ahayn antibiotic.
Fadlan la xiriir dhakhtar feerahaaga hala dhageesto, kadibne baaris ayaad u baahnaan kartaa hadduu qufaca ii socdo.
Akhriso qoraal ku saabsan qufaca riiraxyada wato: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0)