Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaakeye on April 02, 2016, 03:11:25 AM
-
Asc Sln Qaali Ah Kadib (1) Waxan Ahay Wiil 24 Sano Jir Ah Oo Aan Wali Guursan Maalintii Aan Qaan Gaaray Ilaa Maanta Wan Siigeestaa Maalin Dhaaf Ayaana U Siigeestaa Mana Iska Joojin Karo Xitaa Xili Aan Tahriib Ahaa Ee Saxaraha Liibiya Wan Siigeysanaayay Xitaa Ramadanka Wan Siigeestaa Habeenkii Oo Mudo 8 Sano Ah Ayaan Wadaa Waana Iska Joojin Waayay Marka Waxan U Baahnaa In Aad Igala Taliso Qaadkii Aan Is Kaaga Joojin Lahaa.
(2) Mudo Dheer Ayaan Siigeysanaayay Oo 8 Sano Ah Malaga Yaabaa In Wax Dhib Ah Ay Iigeeysatay Ama Iigeysan Doonto Hadii Aan Sii Wado? Maxaase Kamid Ah Dhibaatooyinkaas?
(3) Markii Aan 20 Sano Jir Ahaa Waxaa La Iiqoray Ookiyaalo Oo Waxaa I Dhibaayo Araga Meel Dheer Ah Marka Malaga Yaabaa In Siigadaas Aay Sabab U Tahay?
(4) Hada Waxaa Igu Bilowday In Timaha Ay Iga Daataan Oo Marka Aan Shalay Sanaayo Ayay Shanlada Dhowr Iyo Labaatan Soo Raacaan Marka Maxaan Sameeyaa? Siigadase Saameen Maku Lee Dahay?
(5) Waxan Isku Arkay Biyo Bax Deg Deg Ah Ee Maxaan Sameeyaa Mise Waa Iska Caadi Maadaama Aanan Wali Guursan? Siigadase Saameen Maku Lee Dahay Biyo Baxaas Deg Dega Ah?
(6) Marka Owsan Kacsaneen Guskeyga Aad Buu U Yaryahay Wuuna Isku Soo Kuduutaa Qiyaastii Wuxuu Noqdaa 2 Ama 3 Cm Marka Maxaa U Sabab Ah?
(7) Xubinteyda Taranka Ma Weynaan Mana Korin Waa Sidii Aay Aheyd Markii Aan Qaan Gaaraayay Ee Aan siigada Bilaabaayay Marka Mala Dhihi Karaa Siigada Ayay Ka Kori Weysay Ama Saameen Ku Leh Koriinka Xubinta Taranka?
(8) Ilaa Meeqo Sano Ayay Ku Istaagtaa Koriinka Xubinta Taranka Ee Raga?
Thnks SomaliDoc
-
Xaaladaadu waxay isku badashay "Walaf Siigo" waxa loo yaqaano oo ah in qofka qabatimo siigeysiga oo la'aanteed joogi karin.
Fadlan qoraalkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigeysiga iyo qaabka aad ula tacaali kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)