Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Same-gaas on April 02, 2016, 06:12:44 AM
-
asc somalidoc
waxaan idin kaga mahad celinayaa shaqada wanaagsan ee aad u hysan bulshada wanaagsan illaahayna waxaan idin kaga rajaynayaa ajerkeeda in uu idin ka siiyo.
su'aashaydu waxay tahay
1. malabku sidee wax uga taraa burooyinka
2. makaal maati ahaan buu u noqonayaa qofka mise burada buu meesha ka saarin
3. waa tee burada uu dawada uu yahay
4.Sideese loo isticmaalayaa haduuba daawo u yahay
5. xadi inteese le'eg baa laga isticmaalayaa
6. majiraan burooyinku xanuuno goo niyo oo ay qof ka ku sababaan
7. sideese looga hortagi karaa in burooyinku ay jirka ku faafaaan.
mahadsanidin somalidoc.
-
Burooyinka waa kala nooc, meesha ay ku yaalaane way ku kala duwan yihiin, inkastoo aan aaminsannahay in malabku daawo alle nooga dhigay laakiin cudurrada la tijaabiyay in lagu daaweeyo weli buro kuma arkin laakiin wixii aad u niyeysatid alle caafimaad waa kugu siin doonaa, akhriso qoraal ku saabsan malabka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3929.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3929.0)