Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: HAlas on April 04, 2016, 03:16:00 AM
-
asc
Wallal waxaan rabaa inaa hal su aala iiga soo jawaabtid taasi oo ah
Waxaan isku arkay in aan dareemayo cunaha in ay wax ii taagan yihiin oo mar marka qaarna dhaqdhaq uu samay nayo aan dareemayo xitaa candhuftayda waa ku saxdaa marka aan seexdo ama aan socdo waana i qalalaa cunaha oo biyo ayaa u bahanahay taasi cunaha qalal ka waxan u malay nayaa inay tahay cabudhka waayo marka aan seexdo marwalba sanka waa i xirmaa markaa walal waxaan rabaa inaad talo iga sii sid su aashaa
Mahadsanid
Jaza,akalaahu khayr
-
Cabudhka sanka, dhuunta oo sidaa ka dareento waa nooc allerjiga ka mid ah ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0)