Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdi Mudalib on April 04, 2016, 02:04:53 PM
-
Asc DR: timaha garka sidee ujari karaa si aysan dib dame iigu so bixin. waayo meshay iga so baxaan nabro aya iiga yaala dhabanada.. mrka laser hadan ku jaro kwrn. fadlan talo isii wad mhdsan thy
-
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0)