Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on April 05, 2016, 05:37:02 PM

Title: SU'AAL: GABAR YAR O 30 MAALIN JIRTA?
Post by: m.mo141 on April 05, 2016, 05:37:02 PM
Asc Doctor gabr yar o 30 maalin Jirta wali xita umasha ka bixin ayaa waxad u malesa inay xanuunsanayso maanto dhaaan iiix iiix ayay ku jirta qof saxro ku dhagtay cml o iska so riixayo wayna shubanta
MAXA HAAYO GABADHAAAS YAR

ThNkz
Title: Re: SU'AAL: GABAR YAR O 30 MAALIN JIRTA?
Post by: SomaliDoc on April 13, 2016, 02:38:48 PM
Waxaa dhici karto inay calool majiir dareemayso oo ku dadaal in aad cunugta daacsiiso markaa naas siisid, haddii kale hawadaas ku aruurayso mindhicirrada waxay u keeni kartaa qabsin.