Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ismo on April 06, 2016, 01:58:26 AM
-
Marka la dawaynayo buro biyoodka miyaa la isticmaali karaa dawooyinka lagaga hortago uurka si aan gabadhu uur uyeelan ama aanay cado yeelan inta la dawaynayo buro biyoodka ku samaysanta ilmo galeenka
-
Haa way dhacdaa in sidaa la yeelo oo daawo ka hortag uur lagu siiyo haddii burada ku taallo ugxan sidaha ama minka dhexdiisa.