Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on April 06, 2016, 05:35:44 PM
-
Marwalbo waxaa Ka dhididaa wajiga waxaana qaataa istiraasho oo marwalbo isku tiraa .
Wax dhibaato ah makeeni kartaa
Maqaar ahaan ama caafimaad ahaan
-
Maya wax dhibaato ah ma keeni karo dhididka badan iyo istiraashada aad isku tirtiraysidba.
Ka akhriso qoraal ku saabsan dhididka badan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0)