Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: SAMALE on April 07, 2016, 04:52:02 AM
-
asc dhamaan waan idin salaamay gaar ahaan dr. keena waxaan rabaa su,aal baan rabaa oo ah finaanka wajiga ka soobaxa .
waxaa mudo aan yarayn wajiga iga waalay finanka kuwaaso astaamo ahaan
finanku marka ay soo baxayaan xanuun baan dareemayaa dabadeedna waysoo buurnaadaaan(soo bararaya) waxyar ka dibse dheecan bay yeelayaan afka hore markaad ka taabatana waxaa ka soo baxaya wax adag oo cad, intaas markaad joogto finankuu wuu qolofaysanayaa baaba.a ayuu bilaabayaa intaas ka dib meeshee god bay noqonaysaa. markaa finankani waxa AREA ahan ka soo baxayaan wajiga oo dhan iyo qofta inta wajiga u dhow.iyo xabad ka ee dr. maxaan sameeyaa ila tali.
-
Qaabka aad u tilmaantay waa "Acne" ama findoob, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)