Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Husni on April 07, 2016, 07:34:09 AM

Title: Su'aal: Maxa keena cudurka kududshaha?
Post by: Husni on April 07, 2016, 07:34:09 AM
Asc dhaman dhakhatirta web page iyo akhristayaasha subax wanagsan
Waxa raba in aan idinla wadago su aal ah sida tan
Maxa kena cudurka kududshaha ? Sida wada ognahay mgcan waxa ubixiyey dadkayna somalida cudurkan oo hada markii labaad laku argay somalia laka jogo waqti badan kadib aya hada laku arga somalia cudurkan. Waxan idinka sugna jwb wafi ah insha alah
Title: Re: Su'aal: Maxa keena cudurka kududshaha?
Post by: SomaliDoc on April 13, 2016, 03:34:55 PM
Warbixinta cudurkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0)