Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur2022 on April 08, 2016, 06:06:16 AM

Title: Su'aal: Baabaasiirta maxaa u daawa ah?
Post by: Nuur2022 on April 08, 2016, 06:06:16 AM
Asc aad baan usalaamayaa dr ka waxaan waydiin lahaa su aal babaasiirta maxaa udawa ah ana waxa iga soo baxay dabada  fin yar oo  ixanuunaaya imika laba cisho ma babaasiirbaa mise waa wax kale dr
Title: Re: Su'aal: Baabaasiirta maxaa u daawa ah?
Post by: SomaliDoc on April 14, 2016, 01:22:38 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ka jawaabayo su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)