Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: UmuNihaal on April 09, 2016, 02:40:16 PM

Title: Su'aal: dil dilaca jirka?
Post by: UmuNihaal on April 09, 2016, 02:40:16 PM
Asc doctor waxan kuwaydin laha suaal ku sabsan dil dilaca jirka .jirka aya I qar qarxay sababtuna waxa tahay misankayga aya is dhimay maxad ugula talin lahayd.
Title: Re: Su'aal: dil dilaca jirka?
Post by: SomaliDoc on April 24, 2016, 03:16:37 PM
Jawaabta su'aashaada ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4786.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4786.0.html)