Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Phaaiza on April 09, 2016, 02:46:06 PM
-
Asalaamu alaykum...
Dr waxaan kuweydiinaa oo aan rapaa inaad iga jaahil bixisid Budada ay raga isticmaalaan si ay jirka u weyneestaan dhibaato miyey leedahay mise waa iska normal..oo waala isticmaali karaaa...
Mahadsanid
-
Akhriso qoraalkaan oo ku saabsan budada aad tilmaantay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0)