Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Tamer Hosni on April 09, 2016, 08:48:45 PM
-
Asc, Doctor waxan ahay Arday dhigta Faculty of public Health /Department of Environmental Health and safety
Waxan ka mid ahay ardayda somaliyed ee dalka dibadiisa wax kabarata.
Doctor waxan maqlay inu dalkena somalia uu malmahan dambe kuso noqday cudur ay magacisa ay ku magacabaan ( KADUUDIYE )
cudurkaas oo Mar wadanka ugu dambeysay 2005. Marka waxan idinka codsanayaa hadi ay macqul tahay inad sharaxaad inaga siiyo si aan wax ugu qabano Ama waxa lagu dha Erey ((terminology)) ahaan?
Mahadsanidin
-
Halkaan ka akhriso cudurkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0)