Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deko Ali Omar on April 12, 2016, 05:52:31 PM
-
umusha ama nagta markey dhasho inaay dhaxda xirato ma fican tahay wax samayn cafimad miyay leedahay hday iska dhaafo maxaa dhacayah inaay caloshu fakaneyso wax maka jiraan
thanks
-
Waa arrin aan dhib lahayn, haddii ay iska daysane wax dhacaya ma lahan ee faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1924.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1924.0)