Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deko Ali Omar on April 12, 2016, 05:47:37 PM
-
waa maxay mareeg goormay cunuga gali karaa see ku galaa
dhabar loo sexdo mareeg ma keenaa thanks DR
-
Mareeg ma waxaad ula jeedaa uurjiifka oo ku marjismo xadhiga ibida oo xudunta kaga dhegan? mise waa arrin kale?
Fadlan soo faahfaahi inta aanan ka jawaabin.