Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dhaqale on April 13, 2016, 01:08:11 AM

Title: Su'aal: Tinta la beerto wax dhiba ma u leedahay madaxa?
Post by: Dhaqale on April 13, 2016, 01:08:11 AM
Tinta la beerto wax dhiba ma u leedahay madaxa . Qofka bidaarta qaba
Title: Re: Su'aal: Tinta la beerto wax dhiba ma u leedahay madaxa?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:08:55 PM
Tinta oo la beerto waxay keeni kartaa wax loo yaqaano "Shock loss" oo ah in tinta ay khafiifto kadibne ay daadato.
Waxay kaloo keeni kartaa barar basada iyo cuncun oo haddii aad xoqdid ka sii dari karto.