Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hodandeeqa on April 14, 2016, 10:36:34 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena in caruutu diido cuntada?
Post by: Hodandeeqa on April 14, 2016, 10:36:34 AM
ilmahaygu wuxuuu jiraa 2sano iyo badh ilaa markuu 6 bilood ahaa waxanku daddalayey inuu wax cuno ilaa hada ma doonayo waxan sharaab iyo caano ahayn inuu cuno maxad igula talin lahayd dhakhtar.
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena in caruutu diido cuntada?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:24:15 PM
Saxarada ka baar haddii bakteeriyo iyo gooryaan uu jiro, waa waxyaabaha ugu horeeyo oo u diido ilmaha inay wax cunaan.
Hadduu cunuga miisaankiisu uu sii lumayane ama dad'iisu uu ka miisaan yaryahay la xiriir dhakhtar caruur si loo baaro.